Dhageyso:-Saamaynta Cudurka Qaaxada iyo Waxa Sababa.

0
792

Dr.Baashi Xasan waxaa uu idaacada arlaadi usharxay saamaynta cudurka qaaxada waxa uu si qoto-dheer leh u raacay xididada bulshada dhexdeeda isagoo ku sii kordhaaya dadka saboolka ah, dadka qaxoontiga ah, tahriibayaasha, shaqaalaha, dumarka iyo caruurta, inkastoo ay badan yihiin sababaha dhaliya cudurkan, haddana waxa  aynu odhan karnaa, waxa ka mid ah, nafaqo darada, fayo-dhowrka iyo nadaafad daradda guryaha ee heerkoodu uu aadka u hooseeyo.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here