Dhageyso:- Qoraa Abduweli yacquub oo sooo bandhigey buuga aqoonyahan dulman

0
442

Aqoonta markaad maqasho waxyaabo badan ayaa maskaxdaada kusoo dhacaya. Aqoon macnaheedu waa faham ka ama barashada wax lagaranayo, aqoonta waxa loo bartaa si aad wax uga ogaatid waxyaabaha kugu hareeraysan

Abduweli yacguub waa wiil dhalinyaro ah oo wax bartey dhowaan ayaa magaalada baydhbo ku soo bandhigey buug looga magac darey Aqoonyahan dulman  Xili uu Wareysi sinaayey radio Arlaadi ayaa waxaa uu sharxey Buuga waxaa uu ka hadlaayo

Halkan Hoose Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here