Dhageyso:-Muxidiin Shariif Isxaaq maamulka iskuulka al mac’rifa oo ka warbixiyey Xaalada waxbarashada ee iskuulka

0
333

Dugsiga hoose dhxe sare ee al mac’rifa ee magalada baydhabo ayaa waxaa dib loo furay bishii 8 aad ee aan soo dhaafnay’ iyadoo sanad gudsiyeedkaan 2018 2019 iskuulka ay ka qalab bedeladeen arday gareysaa 130 kuwaasi oo xaflad ka dhacaday iskuulka shahadooyin lagu gudoonsiyay.

Muxidiin Shariif Isxaaq maamulka iskuulka hoose dhxe sare ee al mac’rifa ee magalada baydhabo waxaa uu kahadlay dadaalka ay ku bixinayaan ardayda dhigata iskuulkaani inay xooga saran madooyinka ay baranayaa iyo dhinaca aqlaaqda ardega isagoo sheegay in ardeyga iskuulka dhigta in looga haban yahay in dhinaca tarbiyada uu ka wanaagsanaado.

Dhinaca kale maamulaha iskuulka hoose dhxe sare ee al mac’rifa ee magalada baydhabo Muxidiin Shariif Isxaaq ayaa waxaa uu baaq udiray waalidiinta carruurtooda lajecayl waxbarashada inay heer sare ay ka garaan inay carruurtooda ay dabagal ay ku sameyaan maalintaasi ay ogadaal casharada uu soo qaatay iyo waxbarashadiisa meesha ay marayso.

Waxaa soo diyaariyey Wariye Siid Cali Ateera

Halkan Hoose Ka Dhageyso

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here