Dhageyso: Magaalada baydhabo oo maanta lagu xusey maalinta caruurta afrika

0
321

Munaasabada lagu xusaayey 16 juun 2019 oo ah maalinta caruurta afrika ayaa soo qabanqaabisey wasaarada haweenka maamulka koonfur galbeed waxaana ka soo qeyb galey madaxweynaha dowlada koonfu galbeed  wasiirada haweenka  iyo masuulinyiin kale

Halkan Hoos Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here