Dhageyso:-Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay oo laga hirgeliyey Adeega ATM ee lacagaha lagala baxo.

0
424

Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobalka Baay ayaa laga hirgeliyey Adeega ATM ee lacagaha lagala baxo Ee IBS waxaana xarag jarka ka qeyb galey masuuliyiin ka tirsan maamul goboleedka koonfurgalbeed soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here