Dhageyso:- Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed soomaaliya OO sheegey in la dhisi doono Garoonka Kubada Cagta ee degmada Waajid.

0
418

Madaxweynaha Koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen  iyo xubno ka socda golaha wasiirada ee maamulka oo weli ku sugan degmada waajid ee gobalka bakool ayaa kormeerey garoonka kubada cagta ee degmadaasi oo ka jiro burbur, wuxuuna madaxweynaha sheegey in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhisi doono garoonka degmada si dhalinyarda degmada waajid ay u helaan garoon ka duban kan hada magaalada ku yaala oo burbursan, wuxuuna tilaameyn in  heerka ciyaaraha koonfur galbeed la gaarsiin doono mid sareeya oo la qaban doono koob ay ku tartamaan degmooyinka seddaxda gobal ee koonfur galbeed Baay, Bakool iyo Shabeelda Hoose.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here