Dhageyso:-Maamulka KG Oo Wada Olole Looga Hortagaayo Iney Cuduro Ka Dilaacaan Deegaanadiisa.

0
376

Wasaarada caafimaadka ee maamulka KG ayaa sheegtey iney wado olole looga hortageyo cudurka shuban biyoodka oo xiligan jiilaalka deegaano katirsan maamulka laga soo sheegey.

Isxaaq Maxamuud Mursal agaasimaha wasaarada caafimaadka ayaa sheegey iney wadadaan dadaalo dawooyin iyo xirfadlayaa caafimaad lagu gaarsiin lahaa deeganada uu maamulku ka arimiyo.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here