Dhageyso:- Maamulka iskuulka kaafiye oo qabtey xaflad lagu dhiirigelinaayey waadiint dhalay caruurta waxku barta iskuulka kaafiye ee magaalada baydhabo.

0
387

Munaasabadan lagu dhiiragelineyey waaladiinta caruurtooda  wax ka barata iskuulka kaafiye ee magaalada baydhabo ayaa waxey ka dhacday xaruunta iskuulkaasi iyadoona ka soo qeyb galeen waaladiin iyo marti sharaf kale.

Qaar ka mid ah waaladiinta ardeyda wax kabarata iskuulka Kaafiye ayaa ugu mahadceliyeen sida maamulka iyo macalamiinta ay ugu dadaaleen ardeyda wax ka barata iskuulkaasi

Maamulka iskuulka kaafiye iyo macalamiintiisa ayaa waaladiinta ardeyda u balan qaaday in ay tayada waxbarasho ee ardeyda ay kor u sii qaadi doonaan, kuna dadaali doonaan akhlaaqdooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here