Maamulka degmada baydhabo ayaa kawarbixiyey shirirka la xiriira hormarinta degmada iyo u adkeysiga aafooyinka shirkan oo ay soo gaban gaabisey dowlada hoose ee magaalada baydhabo ayaa waxaa ka qeyb galey gudomiyaha degmada baydhabo Abdullahi Cali Watiin
Halkan Hoos Ka Dhageyso