Dhageyso:-Kororka Wax Barashada Hablaha oo Baydhabo Laga Dareemayo.

0
814

Guud ahaan waxaa magaalada baydhabo laga dareemayaa kororka wax barashada gabdhaha ayadoona weli ay barbar socdaa dadaalo lagu kordhinayo wax barashada gabdhaha.

hablo badan ayaa weli ku doodaya inaan la gaarin xadkii larabey ee kor u qaadista wax barashada gabdhaha ayadoona goobaha wax barashada magaalada baydhabo laga dareemayao koror ka gabdhaha wax barta.

Halkan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here