Gudoomiyaha degmada buur hakaba Mustafa Ahmed Mohamed ayaa ka warbixiyey wixii ugabsoomey tan markii asiga loo doortey gudoomiyaha degmadaas sidoo kle waxaa uu sheegey in bulshada iyo maamulka ay wadashageyn wanaagsan ka dhaxeyso.
Halkan Hoos Ka Dhageyso