Kulan is weydaarsi ah oo looga hadlaayey wax ka qabashada dhibaatada degmada janaale ee gobolka shabeelada hoose ayaa waxa lagu qabtey degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose waxaa kazoo qeyb gale gudoomiyaha degmada janaale iyo maamulka degmada afgooye ee gablka shabelada hoose kulankaan ayaa muhiimadiisa waxay aheyd wax ka qabashada arimaha degaanka sida waxbarashada caafimaadka iyo arimaha kale ee bulshada ugu horeyntii ayaa waxaa kahadlay dadkii ka qeyb galay siminaarkaan.
Maxamad nuur gaabow oo ah gudoomiye kuxigeenka maaliyada degmada ayaa waxaa uu bulshada degmada janaalay siminaarkaan ka qeyb gashay ugu baaqay inay wixii siminaarkaan ay kaga fa’ideysteen ay bulshada kale iyo degaanka ay ku celiyaan.
Wariye Eng Mohamud Yarisow
Halkan Hoose Ka Dhageyso