Dhageyso:-Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo oo dayactir ka socda.

0
323

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka  cirka iyo dhulka koonfur galbeed Xasan Xuseen Maxamed Eeley ayaa warbaahinta uga warbixyey isbedelada lagu sameyneya garoonka diyaaradaha ee magaalada baydhabo ee caasimada ku meel gaarka ee maamulka koonfur galbeed oo mudooyinkaan dambe ku socdeen dhismooyin kala duwan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here