Dhageyso:- Dhallinyaro loo tababaray inay waxbaraan dadka baahiyaha maqalka qaba.

0
338

Tababar ay iska kaashadeen wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo jaamacadda Gaalkacyo ayaa la siiyay dhallinyaro ka qalinjebisay jaamacadaha iyo iskuullada Gaalkacyo si ay wax u baraan ardayda dhagooleyaasha ah. Tababarkan ayaa yimid markii macalimiin loo waayay arday wax ka dhigta hal iskuul oo ku yaalla magaaladaas oo

Halkan Hosse Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here