Dhageyso:- Dad Loo Heystay Kufsigii Iyo Dilkii Marxuumad Caaisha Ilyaas Oo Xukun Lagu Riday

0
449

Maxkamadda darajada 1-aad ee Gobolka Nugaal ayaa xukun dil ah ku ridday raggii ku eedaysnaa kiiskii Caasho Ilyaas Aadan oo sanadkaan horraantiisii kufsi iyo dil loogu geeystay magaalada Gaalkacyo.

Guddoomiyaha maxkamadda Sheekh Cabdinuur ayaa ku dhawaaqay xukunka.

Halkan Haas Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here