Dhageyso:- Burburka Wadooyinka ku yaala degmada beydhabo oo bulshada cabasho ka muujiyeen

0
365

Wadooyinka halbowlaha u ah magaalada baydhabo ee xauunta gobalka baay ayaa burbursan, waxaana sabab u ah dayactir la,aan iyo roobabkii mahiigaanka ahaa ee ka da,ay baydhabo.

daraawaliinta wada baabuurta ayaa dhib ku qaba wadooyinkaaasi oo dowlada u badneyn maridooda, waana mid kaliftay in aysanba ka warqabin wadooyinka burbursan ee madaagalada.

qaar ka mid ah bulshada baydhabo oo warbaahinta Radio Arlaadi la hadlay ayaa ka warbixyeen sida ay u arkaan burburka daran ee wadooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here