Dhageyso:-Baydhabo Oo Markii Ugu Horeysey Lagu Beerey Bariis.

0
442

Jaamacada cilmiga beeraha ee Zam Zam University ayaa tijaabisey abuuro kaladuwan oo aan qaarkood horey dalka loogu beerin waxaana sidookale tijaabooyinka abuurada ay jaamacada ku guuleysatey kamid ah bariiska oo inta la og yahay kabaxa gobolada qaar ee dal taasoo noqotey in markii ugu horeysey baydhabo bariis lagu beero.

Halkan Hoose ka Dhageyso. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here