Barnaamijka haweenka ayaa waxaan mar waliba ku casuunaa haween kala duwan oo mar waliba ka soo muuqda bulshada ayna wax qabadka iyo xirfadooda soo bandhigaayaan
Todobaadkan waxaan kaga hadleynaa Dood ku saabsan Waxbarashada iyo Guurka Ma la isla wadi karaa?
waxaa ka qeyb galeya Dhalinyaro, haween Culma,udiin iyo Dad ka shaqeeya Hormarinta Qoyska.
Halkan Hoos Ka DHageyso