Dhageyso:-15,May Maalinta Xuska Dhalinyarada Soomaaliyeed Ayaa Maanta Lagu Xusay Magalada Baydhabo

0
403

15,May Maalinta Xuska Dhalinyarada Soomaaliyeed Ayaa Maanta Lagu Xusay Magalada Baydhabo Waxaana Soo Qaban Qaabisay Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Xuskaan dhalinyarada 15 May ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha, Garsoorka Iyo Cadaalada, Agaasimiyaasha, Dhalinyaro Iyo Marti Sharaf Kale Waxaana Inta Badan Looga Hadlay Arimaha Dhalinyarada Soomaaliyeed Gaar Ahaan Kg.

Halkan Hoos Ka Dhageyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here