Dhageyso:-1,000 Qoys Oo Barakac Yaal Ah Oo Dib Udejin Loogu Sameeyey Duuleedka Magaalada Baydhabo.

0
326

maamulka degmada baydhabo kan gobolka baay oo kaashanaayo hay,ado samafalka ka shaqeeya ayaa waxaa ay tiro barakacyaal ah oo degnaa daafaha magaalada baydhabo oo ahaa dhul shaqsiyaad ah lahaayen ayaa waxaa ay u rareen dhul dan guud ah oo ay maamulku bixiyeen.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here