Dekedda Shidaalka iyo Gaasta Oo Laga Xarig Jarey Magaalada Ber-Bera

0
104
Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha  Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dekedda cusub ee shidaalka iyo Gaasta Berbera oo ay ku rakiban yihiin dhuumo casri ah oo ku shubaya haamaha keydka Somaliland.
Mustafe Cali Jaamac oo ku hadlay magaca shirkadda mashruucan hirgelisay, ayaa madaxweynaha Somaliland uga mahadnaqay dedaalkii uu geliyey inuu Somaliland yeesho deked caalami ah ee shidaalka iyo Gaasta laga soo dejiyo.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here