Degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye Oo Looga Barakacay Fatahaad Horleh ku soo rogmadey

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiinta ka tirsan Dowlad Goboleedka KG oo Kormeeray Xaaladda Ka Jirta Deegaanada ay saameysey Fatahaada Wabiga ee u dhexeeya Afgooye iyo Wanlaweyn ayaa Hogaaminayey Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose iyo Wasiirka Amniga Dowladda KG Maamulka Degmada Wanlaweyn ayagoo Tagay Tuulooyinka Tabeelaha, sharey iyo Sagaaroole oo dhamaanba ka tirsan Degmada Wanlaweyn

Biyaha hada ku soo fatahay Deeganada ayaa ilaa iyo hada la ogeyn halka ay ka yimaadeen iyadoo ay go,dey wadada Wanlawen iyo Afgooye dad badana ay Go,doon ku jiraan waxaana Dadaal loogu jiraa sidii Gurmad lagu gaarsiin lahaa dadkan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here