Degmada Xudur Oo lagu qabtey Kulan Dhaqaale Loogu Aruurinaayey Hormarinta Degmada

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munnaasbaddan oo ay ahayd daah-furka dhaqaale uruurinta horumarka Degmada Xudur, waxaana sidoo kale ka qeybgaley qeybaha kala duwan ee Odayaasha dhaqanka, Dhalinyrada, Haweenka, iyo Gancsatada deegaanka iyo Maamulka

Gudoomiyaha Degmada Xudur oo ka hadley munnaasabadda ayaa Guddiga ku wareejiyey lacagtii $20,000-Dollar ee ay soo ansaxiyeen Golaha deegaanka oo bilow u ah qaaraan Bulshada laga soo uruurin doono, oo la doonaayo in lagu dhiso waddo laami ah ee dhex-marta bartamaha magaalada Xudur.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here