Degmada Xudur Oo Laga dahfurey Mashruuc gargaar lagu gaarsiinaayo Bulshada Nugul.

0
134

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucan gargaarka ah oo socon doono muddo Todobaad ah, lana gaarsiinaayo in ka badan seddex-kun oo qoys qaarkood uu saameeyey daadadkii ku soo rogmadey Xaafadda Buulow ee Degmada Xudur.

Kusimaha Gudoomiyaha Degmada Xudur ahna Gudoomiye ku xigeenka dhanka Amniga iyo Siyaasadda Cali Xuseen Xasan iyo Isku-duwaha Samafalka ee Gobolka Bakool mudane Maxamed Macalin Axmed ayaa daahfurey mashruuc gargaarka ah

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here