Degmada Waajid oo Markii ugu horeysey Laga hirgeliyey Iskuul Dugsi Sare ah.

0
244

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasbad lagu daah furaayey dugsiga sare ee degmada waajid ayaa lagu qabtey degmadaasi waxaan xariga ka jerey Gudoomiyaha maamulka Degmada waajid ee gobolka bakool maxamed macalin yuusuf.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here