Degmada Waajid Oo lagu Qabtay kulan looga hadlayay Adeegyada caafimaad ee degmadaasi.

0
211

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan ka dhacay magaalada waajid oo looga hadlay dardar-gelinta iyo tayeynta adeegyada Caafimaad ee ka jira Magaalada waajid waxa ka qeyb-galay Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Gobolka Bakool, Madaxa Caafimaadka Degmada wakiilada hay’ada ACF ee Wasaaradda Caafimaadka kala shaqeeya howlha Caafimaad iyo shaqaalaha Wasaaradda ee Xarumaha hooyada iyo dhalaanka ee Waaberi, Howlwadaag, iyo qeybta lagu quudiyo caruurta nafaqo darada haysa.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here