Degmada Waajid Oo Horumaro ka sameyneysa dhinaca Waxbarashada.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxbarashada waxay Fure u tahay Nolosha Aadanaha waxay kaalin weyn ka qaadataa Horumarinta Bulshooyinka Hadii aysan jirin Waxbarasho waxaa dib u dhaca Waxkasta oo Horumar ah oo la gaari lahaa

Degmada Waajid waxay kamid tahay Degmooyinka ay adagtahay in la gaarsiiyo Adeegyada Bulshada dhaqsi horumar gaarsiin kara sidaa oo ay tahay hadana waxay Degmada Horumaro ka sameyneysaa dhinaca Waxbarashada sanadihii la soo dhaafey iyadoo Deegaanka ku soo badanayaan Goobaha waxbarashada

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here