Degmada Waajid ee Gobolka Bakool oo ka dhacaday Xaflad lagu Daah-furaayey Rugta Ganacsiga Ee Degmadaasi.

0
201

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabad lagu daah furaayay rugta ganacsiga ee degmada Waajid ayaa waxaa ka soo qeyb galay gudoomiyaha degmada, xubno katirsan golaha deegaanka, ganacsatada Waajid iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here