Degmada Waajid Ee Gobalka Bakool Oo Si Weyn Loogu Dareemaayo U Diyaar-Garowga Ciida

0
271

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Degmada Waajid ee Gobalka Bakool ayaa si weyn looga dareemayaa u diyaar garowga Maalinta Ciida, waxaa socda diyaargarowgii ugu dambeeyay ee Ciidul Fitriga iyadoo ay ka dhiman tahay maalimo kooban. Suuqa weyn ee ku dhax yaala Bartamaha Magaalada ayaa si weyn uga adeeganeyaan shacabka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here