Degmada Garacad Oo laga bilaabay Dhiraynta Wadooyinka Magaalada.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Degmada Garacad waxay kamid tahay Magaalooyinka leh Xeeb hadana aan lahayn Geedo Cagaaran oo ka qeyb qaata ilaalinta Deegaanka waxaana marara badan la isku dayey in lagu abuuro Geedo badan si loo Cagaariyo balse lagu guuldareystey kadib Caqabado soo wajahay

Maamulka Degmada Garacad oo kaa shanaya Bulshada iyo shirkadaha ka shaqeeya Cagaarinta Magaaloyinka ayaa bilaabey sidii loo dhireyn lahaa Degmada Maadama ay dhirtu ka qeyb qadato Bilicda iyo ka hortaga Nabaadguurka

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here