Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabada Lagu Daahfurayay Wacyigelinta Bulshada ayaa Loogu Tala galay mid Bulshada Lagu Baraayo Dowlad Wanaaga, Ka hortagida Cudurka Corona. Barnaamijka Mashruuciisa ayaa Socon doona Mudo Ku siman Sedexbilood Waxaa Barnaamijka Fuliya Dowlada Soomaliya Wasaaradeeda Arimaha Gudaha Iyo Kan Dowlada Goboleedka KG.
Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir