Degmada Deyniile Oo Laga Hirgeliyey Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa waxaa laga xarag jaray isbitaalka hooyada iyo dhalaanka kaasi oo loogu magic daray Dr, Barrow waxaana uu bixin doonaa adeegyo caafimaad oo dhameystiran kaasi oo siin doono hooyada iyo dhalaankeeda.

Odiyaasha degaanka, haween, dhalinyaro, bahda caafimaadka iyo mas’uuliyiib ka tirsan dowladda FS ayaa ka soo qeyb galay furitaanka Isbitaalka iyagoona dhamaan sheegay in muhiimad gaar ah u leeyahay isbitaalkaani bulshada ku nool degmada Dayniile.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here