Degmada Ceelberde Oo Sameyneysa Horumaro dhanka Waxbarashada ah.

0
127

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Degmada Ceelberde ee Gobolka Bakool waxa ka socda Horumaro Waxbarasho taasi ay Bulshada ku dhiiradeen in ay Aadaan goobaha waxbarshada, waxaana Degmada ku yaalaan 13 iskuul oo ah Hoose iyo Dhexe ah halka mid ka mid ah uu yahay Dugsiga Sare.

Maxamed Shekh Xuseen oo ah Gudoomiyaha Waxbarshada Degmada Ceelbarde oo wareysi siinayay Radio Arlaadi ayaa sheegey in ay Degmada sameynayso Isbadelo dhinaca Waxbarshada

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here