Degmada Beled Xaawo Oo laga Dah-furay Mashruuc is kaa wax u qabso ah.

0
159

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucaan Lagu Dah-Furey Magaalada Bededxaawo Ee Gobolka Gedo ayaa waxaa loogu Magac darey Dalkaaga 5$ ku dhiso kaasi oo loogu gol leeyahay in Bulshada lagu dhiiri geliyo in meelaha danta guud ay si isxilqaan ah loogu dhiso

Qaar kamid ah Culumada iyo Odoyaasha Ayaa waxaa ka hadleen sida loo maamuli doono Lacagta laga soo aruuriyo Bulshada iyagoo sheegey in ay ka shaqeyn lahayeen sidii loogu fulin lahaa Mashaariic wax tar u leh Bulshada ay kow ka tahay dhisida wadooyinka, Ceelalka ,Waxbarashada ,Caafimadka iyo Wax kasta oo Bulshada muhiim u ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here