Degmada Baydhabo Oo Lagu Dahfuray Tababar Ku Saabsan Mashruuca Dhismaha Iyo Dayactirka Wadooyinka Magaalada

0
237

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Tababarkan Lagu baranayo dhismaha Wadooyinka iyo dayactirka Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu socon doona mudo shan maalmood ah waxan soo qaban qaabisay Hey’adda ILO iyo Maamulka Degmada Baydhabo.

Ujeedka tababarkan ayaa ahaa sidii shaqo abuur loogu sameen lahaa, ugana Faa’ideysan lahaayeen  Mashruuca Wada dhisida Bulshada ku nool Magalada Baydhabo gaar ahaan dadka Barkacyaasha iyo Qaxootiga dib u dajinta loo sameeyey.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here