Degmada Baydhabo oo laga Hirgeliyay Xaruun soo saarta Abuurka Beeraha oo kala duwan.

0
533

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Degaanada koonfur galbeed soomaliya ayaa ah degaano Leh Dhul beereed baaxaad leh lagana soo saaro dalaqyada nocyadiisa kala duwan ayidoo guud ahaab dadka degaan ay ku tiirsanyihin wax soo saarka beeraha ayaa hadan shirkada filsan waxey beeradleyda degaanka u sameysey goob ay uga hagaagan Abuurka beelaha waana shirkadii uga horeysey ee laga Hirgeliya degmada beydhbo looga xagaaga aqabka beeraha .
Cabdasamad Cabdalla oo kamid ah Madaxda Shirkada abuurka beeraha ee degmada beydhab ayaa Sharaxaad kooban ka bixiyay waxyabaha ay shirkada beeralayda u keentay iyo sida ay tahay tayadooda .

Warbixintan Waxaa noo heysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here