Degmada Baladxaawo Oo laga hirgaliyay xarun cusub oo lagu baranayo farsamada gacanta.

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaruunta Beledxaawo TVET Center oo dhawaan laga hirgeliyey Magaalada Beladxaawo ee Gobalka Gedo ayaa waxaa lagu bartaa Xirfadooyinka Farsamada Gacanta oo fursad u ah dhalinyarada deegaanka, Waxaana Xirfadooyinka lagu barto ka faa,iideysanaya Bulshada ku nool Xaafadaha Magaalada Beledxaawo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here