Degmada Afgooye oo lagu soo gabagabeeyay kulan looga hadlaayay xoojinta nabad galiyada.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Amniga Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo gaba gabeysay qiimeenta Nabad galiyada Degmada Afgooye kaasi oo maalmo socotay, waxaana ka qeyb galaayay bulshada rayidka ee degmadaasi.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here