Degaanka Dhuudo Gobolka karkaar oo yeeshay Dugsi sare oo cusub.

0
271

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta sare ee Dowladda Puntland Maxamed Cali Nuur Jubba ayaa xariga-ka-jaray dhisme cusub oo uu yeeshay Dugsiga sare ee Deegaanka dhuudo ee Gobolk Karkaar, waxaana dhismaha iskuulkan maalgeliyay Midowga Yurub iyadoona fulisay wasaarada waxbarashada oo kaa shaneysa Hay’addaha Care iyo save the children.

Munaasabada xarig jarka ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka deegaanka dhuuda, waaladiin ardey, maamulka dugsiga sare iyo masuuliyiin ka soctay hay’addaha dhismaha iskuulka fuliyay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here