Deeqo wax-barasho Oo la siiyey Ardaydii ugu sarreyey Dugsiga Qalax Gobolka Gabiley.

0
100

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Jaamacadda Tima-cade ee Gobolka Gabiley ayaa had iyo jeer u taagan horumarinta Ardayda Dugsiyada sare ka baxaaya sanad kasto .
munaasabadan oo laga abaalmarinayay Ardaydii ugu sarreyey Dugsiga Qalax imtixaanka shahaadiga Soomaliland oo dhawaan soo dhajisay iyo Aradaydii ugu sareeysey gud ahaan ee Gobolka Gabiley iyo gobolka Maroodi Jeex oo munasabadasi lagu gudoosiyey Bilado Dahab.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here