Deeq Xoolo ah oo la Gaarsiiyay Xaruumaha Dhimirka ,Xabsiga dhexe iyo Xarunta Agoonta Ee Magaalada Baydhabo.

0
398

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Deeqdaan La gaarsiiyay Xarumaha Agoonta Dhimirka Iyo Xabsiga Dhexe Waxaana La gaarsiiyay Neefaf Lo,ah Iyo Ari Waxaana Looga Tala Galay inay Dadkaasi Danyarta ah Loogu Caabin Lahaa Maadama Xarumaha La geeyay ay Ku jiraan Bulshada Kuwooda Ugu Liita Waxaana Deeqdaan Ka timid Hey,adda Hasaney Oo Wakiil Uga KG Mahamud Shekh Abdorahman Islamarkaana ah Gudoomiyaha Hey,adda Xigmajarati ayaa Ka Warbixiyay Deeqdaan Kala Duwan ay Gaarsiiyeen Xarumaha Agoonta Dhimirka Iyo Xabsiga dhexe Ee Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here