Deeq Timir ah oo loo qeybiyay qoysas danyar Ee ku dhaqan Magaalada Kismaayo.

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa deeq Timir ah u qaybisay qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool magaalada Kismaayo

Waxaa goob-joog ahaa madasha lagu qeybinayey gudoomiye kuxigeenka arimaha Bulshada degmada Kismaayo,Agaasimaha guud ee wasaarada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka jubbaland iyo mas’uuliyii kale.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here