Deeq Raashiin ah Oo La Gaarsiiyay Dad danyar ah oo ku nool magalada Baydhabo

0
366

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Deeq Raashiin ah oo isagu jirta bariisa sokor iyo saliid iyo timiir ayaa Waxaa loo qeybiyey ku dhowaad kun qoys danyar ah ,kuwaasi oo Ku nool magalada Baydhabo, Dadkan oo raashiinka loo qaybiyey waxay isku jiraan dadka baahiyaha gaarka ah qabo iyo dad danyar ah oo laga soo xulay kaamamka magalada baydhabo.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here