Deeq Raashin ah Oo Loogu qeybiyey Kismaayo qoysaskii ay saameysay Fatahaada Webiga Jubba

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddiga gurmadka fatahaadaha Dowladda Jubbaland ayaa gargaar gaarsiiyey shan kun oo qoys oo ku kala sugan qeybo ka mid ah gobolada Jubbada hoose iyo Gedo halkaas oo ay ku soo barakaceen kummanaan dad dan yar ah oo ay saameysay fatahaadda webiga Jubba iyo daadadka roobka Dayrta.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here