Deeq Raashin ah Oo Loo qeybiyey Qoysas danyar ah ee ku Nool Magaalada Baladweyne

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdaan oo ay ku deeqdey Dowlada Sucuudiga ayaa waxaa Baladweyne ka qeybiyey Hay’adda Tadaawun waxana lagaarsiyey 3 kun oo qoys kuwaas oo ay sameyeen fatahaadi webiga Shabeelle gaar ahaan Magalada Baladweyne.

Madaxa Hey’adda Tadaamun Mahamed Amiin ayaa faa faahiyey Deeqdaan ay gaarsiiyeen dadkii ay saameysey Fatahaata wabiga Shabeele waxa yaabaha ay ka kooban tahay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here