Deeq Raashin ah Oo Loo Qaybiyay Dadka Baahiyaha Gaarka ah qaba Ee ku nool Magaalada Baydhabo.

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 470 qof oo ah kuwo baahiyaha gaarka ah qaba ayaa ka faideystay deeq Raashiin ah ugu qeybisey Hay’adda Maareynta masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, kuwasi oo Magaalada Baydhabo lagu gadoonsiyay,Gudoomiayah Gobolka Baay Mamulka Degmada Baydhabo Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa goobjoog ka ahaa goobta rashiinka lagu siinayey Dadka gaba Baahiyaha Gaarka gabaa waxayna qeyb ka tahay u gurmadida Dadka kasoo barakaceyn deegnaadooda soona sameysay Abaaraha Dalka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here