Deeq Raashin ah Oo La gaarsiiyey Shacabka Degmada Af-madow

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Degmada Af-madow gaarsiisay shixnad Raashin iyo Daawo iskugu jirta.

Gargaarkan Bani’aadannimo oo loogu talagalay dadka ay Abaaruhu saameeyeen ee ku nool Deeganada iyo miyiga ee hoostaga Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada hoose ayaa lagu wareejiyey Maamulka Degmada Afmadow.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here