Deeq Raashin ah Oo La gaarsiiyey Qoysas Barakac ku ah Degmada Garbahaarey.

0
122

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadkaan gaaraya Todobaatan Qoys oo ka soo Barakacay Deegaanka Ceelcadde Ee Gobolka Gedo kuwaas oo hada ku nool Degmada Garbahaarrey, Waxaana la gaarsiiyey Raashin kala duwan Sida Bariis Bur Sonkor iyo Saliid si ay Noloshooda uga maareeyaan maadaama ay deegaankooda ka soo barakeceen.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here