Deeq Raashin ah Oo la gaarsiiyey Bulshada Degmada Ceynaba Gobolka Saraar.

0
119

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda u diyaar garawga Aafooyinka & Kaydka Raashinka Soomaliland oo Deeq Raashin ah gaadhsiisay Deegaamo hoos yimaada Gobolka Saraar oo Maalimihii ugu dambeeyay qeybinta rashiinka deeqada ka waday Gobolka Saraar ayaa waxa ay qeybisay deeq raashiina ah oo gaaraysa 460 qooysa oo ka mid ah dadka danyarta ah ku dhaqan degaanadaasi

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here