Deeq Raashin ah Oo la gaarsiiyay Xabsiga Dhexe ee Magaalada Baydhabo.

0
141

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul insaanka KG, iyo Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka KG ayaa deeqdan Raashinka ah gaarsiiyay Xabsiga dhexe Ee Magaalada Baydhabo, gaar ahaan Goobaha lagu xanaaneeyo Carruurta markii hore laga soo aruuriyay Wadooyinka Magaalada kuwaasi oo daruufo kala duwan ku wajahayay derbiyada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here